Home Wararka Maanta Waa Maxay Qorsha aadan ogeen ee dhexmaraya Mareykanka iyo Somaliland (Akhriso)

Waa Maxay Qorsha aadan ogeen ee dhexmaraya Mareykanka iyo Somaliland (Akhriso)

0

Dawladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa in ay Somaliland la gasho heshiis dhanka amniga ah oo ka gaar ah ka ay kula jirto Dawladda Soomaaliya, sida ay sheegayso warbixin uu soo saarey Aqalka Congress-ka Mareykanka November-4-2021.

Arrintan ayaa timid kadib markii Senator James Risch uu soo jeediyay in wax ka baddal lagu sameeyo ‘Xeerka Difaaca Qaranka’ dawladda Mareykanka. Sidoo kale warbixinta Congress-ka waxa lagu sheegay in la sameeyo baadhitaan xaqiiq-raadin ah oo la xidhiidha iskaashiga dhanka amniga iyo difaaca ee Somaliland iyo Mareykanka. Waxaana xusid mudan in hadda Somaliland ay ku sugan yihiin xubno ka socda shaqaalaha Congress-ka Mareykanka.

Maraykanku waxa kale oo uu bogaadiyay xidhiidhka dhanka amniga iyo difaaca ee Somaliland iyo Taiwan. Isla warbixintan, Congress-ka Maraykanka ayaa Somaliland ku ammaanay in ay ka aqbashay codsigiisii la xidhiidhay caawimaadda iyo daadguraynta muwaadiniinta Mareykanka iyo dadka jilicsan ee reer Afghanistan ee ku sugnaa dalka Afghanistan wakhtigii ay Daalibaan qabsatay halkaasi.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleXafiiska Ra”isul Wasaaraha oo war ka Soo saaray Kulankii Dhexmaray Musharaxiinta iyo Golaha Wadatashiga Qaran (Sawiro)
Next articleMadaxdii Hore ee Galmudug Muqdisho ku yeeshay Shir Xasaasi ah (Sawiro)