Home Wararka Maanta Waa kuweeToddobada dal oo Soomaaliya uga hoos maray liiska dalalka ugu gaajada...

Waa kuweeToddobada dal oo Soomaaliya uga hoos maray liiska dalalka ugu gaajada badan

0

Waxaa la shaaciyay liiska waddamada adduunka ee gaajada ugu badana ay ka jirto.

Liiskan oo ka kooban 121 waddan, Soomaaliya waxay ka jirtaa 114-aad, waxaa ka hooseeya toddobo dal oo kala ah, sida ay baahisay qiimeysa heerarka gaajada adduunka Global Hunger index.

South Sudan

Suuriya

Chad

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo

Madacasgar

Jamhuuriyadda Afrika Dhexe

Yemen

Soomaaliya waxaa haatan ka taagan abaaro ba’na oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo dunyabada.

Waxaana dalka ka socda dadaallo loogu gurmanayo dadka ay abaaraha saameeyeen.

Ad
Previous articleMareykanka oo Shaaciyay inBeesha Xawaadle lagu fiirsaday dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab
Next articleWeerar lagu qaaday Xarunta magaalada Donetsk ee Ukraine

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here