Home Wararka Maanta Ukriane:Labo qof oo mutadawicin ah oo u dhashay UK oo meydadkooda la...

Ukriane:Labo qof oo mutadawicin ah oo u dhashay UK oo meydadkooda la soo helay

0

Meydadka labo mutadawiciin ah oo British ah oo lagu dilay bariga Ukraine bishii Janaayo ayaa la helay iyagoo qeyb ka ah maxaabiis ay isku dhaafsadeen Ruushka.

Madaxa shaqaalaha ee madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in meydadka Chris Parry oo 28 jir ah iyo Andrew Bagshaw oo 47 jir ah hadda dib loogu celiyay Ukraine.

Lama sheegin xilliga lagu wareejin doono shaqaalaha safaaradda Ingiriiska si dalkooda loogu duuliyo.

Ad
Previous articleBuundo Casri ah looga Dhagax Dhigay Magaalada Muqdisho
Next articleNin dintay isagoo isku dayaya in uu muqaal u duubo TikTok

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here