Home Wararka Caalamka UK oo Qaadday Tallaabo aysan Qaadin Tan iyo Dagaalkii Qaboobaa

UK oo Qaadday Tallaabo aysan Qaadin Tan iyo Dagaalkii Qaboobaa

0

Ku dhawaad ​​8,000 oo ciidamada UK ah ayaa ku biiri doona dhoollatus taxane ah oo ay xagaagan ka qeybgalayaan dhammaan ciidamada waddamada Midowga Yurub oo dhan, cidamadan ayaa ah kuwii ugu tirada badnaa ee ay UK ka qeybgaliso dhoollatus milatari tan iyo dagaalkii qaboobaa.

Xoghayaha Difaaca Ben Wallace ayaa ku tilmaamay tallaabadan in ay tahay mid looga gol leeyahay in “lagu muujiyo midnimada iyo awooda Midowaga Yurub”.

Askartan ayaa ku biiri doonta ciidamada xulafada NATO iyo isbahaysiga ciidamada wadajirka ah, oo ay ku jiraan Finland iyo Sweden, kuwaaso soo bandhigi doona dhoollatus milatari.

UK

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleImaam masaajid ku dhex dilay doofaar oo Xukun adag lagu riday
Next articleRuushka oo Oo Ku Dhawaaqay in Dagaalkii Saddexaad ee adduunka uu dhacayo