Home Wararka Maanta Tuugo hubeesan iyo telfoono ay dhaceen oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Tuugo hubeesan iyo telfoono ay dhaceen oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

0

Ciidanka booliska ee ka howlgala deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa qabtay seddex kamid ah burcadda hubaysan, kuwaa oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba.

Burcadan hubeesan ay qabteen ciidamada booliiska ayaa watay boota Bajaaj islamarkaana dhac ka geysanayay Deegaanka Garasbaley, waxa ayna dad shacab ah ka dhaceen ilaa iyo dhowr taleefan oo haatan ay gacanta ku hayaan ciidamada ammaanka.

War kasoo baxay taliska booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in burcada hubeesan iyo moobeeladii ay soo dhaceen ku jiraan gacanta booliiska, waxa ayna xuseen in burcadan la horgeyn doono maxkamad.

Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir iyo duleedkeeda ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah kooxaha burcada hubeesan , waxa ayna booliiska qabteen marar kala duwan burcad dhac iyo dhibaatooyin kalaba geestay.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleCiidamada Galmudug iyo Alshabaab oo Maantay Dagaal Culus Ku Dhexmaray Mudug
Next articleGalmudug oo Soo Bandhigtay Maydad Farabadan oo Alshabaab maantay Looga Dilay Dagaal Culus oo Dhacay