Home Wararka Caalamka Turkiga oo qabtay markab siday qamadi laga soo xaday Ukraine

Turkiga oo qabtay markab siday qamadi laga soo xaday Ukraine

0

Safiirka xukuumadda Kyiv ee Ankara ayaa sheegay in Turkiga uu la wareegay markab Ruushka laga leeyahay oo siday qamadi laga soo xaday Ukraine

Dacwad-oogaha Guud ee Ukraine ayaa Ankara ka codsaday inay qabato markabkan oo lagu magacaabo Zhebek Zhuly, kaas oo ku soo xirtay dekadda Turkiga.

Aqalka Kremlin ayaa sheegay in dhoofinta qamadiga aanan loo aqoonsan karin xatooyo.

Ukraine ayaa sheegtay in baaritaanno socda ay caddeyn doonaan in qamadiga laga soo xaday dalkeeda.

Ad
Previous articleDegaan ka tirsan Galmudug oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro (Sawirro)
Next articleWafdi ka socda Galmudug oo gaaray Deegaanka Bohol ee Galgaduud (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here