Home Wararka Maanta Trump oo guul ka gaaray doorashooyinka horudhaca ah ee gobolka South Carolina

Trump oo guul ka gaaray doorashooyinka horudhaca ah ee gobolka South Carolina

0

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa guul weyn ka gaaray doorashada horudhaca ah ee isreebreebka xisbiga Jamhuuriga ee gobolka South Carolina.

Trump ayaa ka adkaaday gabadha la tartamaysay ee Nikki Haley, wuxuna gobolkan noqonayaa wadankii Trump.

Nikki Haley oo hadlaysay markii laga adkaaday ayaa sheegtay in Trump uusan u babac dhigi karin Joe Biden doorashada madaxtinimo ee la filayo in ay dhacdo Noofeembar sanad ka 2024.

“Ma aaminsani in Donald Trump uu ka adkaan karo Joe Biden” ayay tiri Nikki Haley oo Donald Trump kula tartamaysa doorashada horudhaca ah ee gudaha xisbiga Jamhuuriga.

Trump ayaa ku tilmaamay guushiisii xalay mid cajiib ah.

Ad
Previous articleWax badan ka ogow xogta la xiriirta ciidanka Soomaaliya ee markii ugu horreysay ka qaybgalaya dhoolatus milatari oo ka dhacaya dalka dibaddiisa
Next articleSoomaaliya: ‘Qalab cusub ayaan u adeegsanaynaa xiriirka diyaaradaha dulmara Somaliland, kii hore waan joojinay’

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here