Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday New Zealand oo ay ka furmayaan ciyaaraha koobka adduunka...

Toogasho ka dhacday New Zealand oo ay ka furmayaan ciyaaraha koobka adduunka haweenka

0

Ra’iisul wasaaraha dalka New Zealand ayaa sheegay in furitaanka ciyaaraha kubadda cagta ee haweenka ay sidi qorshuhu ahaa uga furmi doonaan magaalada Auckland saacadaha soo socda, inkastoo toogasho ay dad ku dhinteen ay ka dhacday magaalada.

Chris Hipkins ayaa sheegay inaysan jirin khatar amni oo sidaa u sii weyn. Dabley hubeysan ayaa labo qof ku toogtay goob dhismo ah oo ku dhow halka ay degan yihiin kooxaha qaar.

Ninka weerarka geystay oo la rumeysan yahay inuu ahaa nin afar iyo labaatan jir ah oo ka shaqeynayay goobta dhismaha ayaa isna dhintay.

Ilaa afartan kun oo taageerayaal ah ayaa la filayaa inay u daawasho tagaan garoonka Eden Park, halkaasoo New Zealand ay wajihi doonto Norway.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleHoggaamiyaha calooshood u shaqeystayaasha Wagner oo fariin u diray dalal Afrikaan
Next articleMaamulka Lamagac baxay Hiiraab state oo Amaro Culus kusoo Rogay Diyaarada Tagaaya Baladweyne