Home Wararka Maanta Tirada ciidamada laga dilay Israa’iil oo Markale korortay

Tirada ciidamada laga dilay Israa’iil oo Markale korortay

0

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in askar kale looga dilay weerarro ka dhacay gudaha Qasa.

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in 15 ka mid ah askartooda lagu dilay Gaza tan iyo talaadadii.

Waa kororka dhimashadii hore ee lagu sheegay 11-ka ah oo ay saraakiisha saaka shaaciyeen.

Xamaas ayaana Ciidamada Israail kala Hortagay Dagaalo Qaraar ayagoo Shaaciyay inay Gubeen 22 Taango oo ay lahaayeen Ciidamada Israail.

Maraykanka ayaana Horay ugu Digay Israail inaysan ku Dagdagin Daagaalka Dhulka Gaza ee ay ka Fiirsadaan.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Dagaal Beeleedyada Kasoo Cusboonaaday Galmudug Go,aan Adagna Ka Qaadatay
Next articleHay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo heshiis la gaartay dawladda Soomaaliya siidayna 100 milyan oo Doolar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here