Home Wararka Maanta Taliye Ku xigeenkii Qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir oo Geeriyooday (SAWIRO)

Taliye Ku xigeenkii Qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir oo Geeriyooday (SAWIRO)

0

Waxaa Caawa ku dhintay Muqdisho Taliye ku xigeenka Booliska Gobalka Banaadir oo ku dhaawacmay dhawaan weerarkii Todobaadkii hore lagu qaaday Saldhiga Boliiska Waaberi ee ku yaala Muqdisho.

Taliye Waaweyne waxa uu ahaa ku xikeenka Farhan Qaroole oo ah Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir.

Dhaawac culus ayaa ka soo gaaray Qaraxaas waxaana Caawa La xaqeejiyay Geerida Taliyahaan.

Taliye waaweyne ayaa ka mid ahaa Saraakiishii Ugu Firfircoonaa Waqtigaan, Balse caawa ayuu Geeriyooday

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Taalada SYL (Sawiro)
Next articleDeg Deg Weriye Caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here