Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel ayaa qoraalkan ku qoray bartiisa Fecebook isagoo Ahlusunna usheegay in aysan hub ku dhex wadan karin galmudug.
Taliye Cusmaan Hudeey ayaa Fasax uga Maqan Degmada uu ka taliye ee Guriceel lama oga Waxa Caawa kusoo beegay Hadalkaan Kasoo Yeeray Taliyaha.
Ad