Home Wararka Caalamka Talefashinka Denmark oo sheegay in Muwaadin Danish ah lagu dilay Ukraine

Talefashinka Denmark oo sheegay in Muwaadin Danish ah lagu dilay Ukraine

0

Dagaalyahan ajnabi ah oo 25 jir ah ayaa lagu dilay dalka Ukrain, halkaasoo uu kula dagaalamay ciidamada Ruushka, sida laga soo xigtay TV-ga Danishka.

Ad