Home Wararka Caalamka Sweden: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo...

Sweden: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo lagu gubay Rabshado ka dhacay Örebro

0

Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish Rasmus Paludan uu doonayay inuu Quraanka ku gubo Örebro.

Ad