Home Wararka Maanta Soomaaliya oo la wareegtay Shir Guddoonka Golaha Midowga Dhaqaalaha Dalalka Carabta.

Soomaaliya oo la wareegtay Shir Guddoonka Golaha Midowga Dhaqaalaha Dalalka Carabta.

0

Soomaaliya oo la wareegtay Shir Guddoonka Golaha Midowga Dhaqaalaha Dalalka Carabta

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qaybgalay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Waddamada Carabta oo sanadkaan ay Shir guddoomisay Dowladda Suudaan. Shirkaan ayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Hey’adda Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi M. Nuur ayaa kulanka ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo ku saabsan marxaladda maanta ee Soomaaliya, sida dib-u-habeynta Maaliyadda, dhammeystirka Deyn-Cafinta iyo xiriika xoojinta Hey’adda dhaqaalaha dalalka Carabta.

Markii uu shirku soo dhammaaday, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu soo wareejiyay shir-Guddoonka Golaha oo Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi M. Nuur oo xilkaan hayn doona ilaa sanadka 2023 dhammaadkisa.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleLaba Maleeshiyo Beeleed oo Dagaal Culus ku Dhexmaray Gobalka Mudug
Next articleGoob Jimicsi oo Toogasho Bareer ah laga geestay ” Maxkamada Götenborg oo Xukun ku riday Ninka Falkaasi ka danbeeyay