Home Wararka Maanta Somaliland oo xukun ku ridday haweeneydii Ilaahey ‘cayday’

Somaliland oo xukun ku ridday haweeneydii Ilaahey ‘cayday’

0

Maxkamadda degmada Hargaysa ee jamhuuriyadda iskeed madax bannaanid augu dhawaaqday ee Somaliland ayaa xukun saddex sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay in Allaha weyn ee khaaliqa ah ay “cayday”.

Sidoo kale laba haween ah oo kale ayaa lagu riday xukun mid hal sano iyo lix bilood oo xarig ah kuwaas oo lagu helay falal dhaqan xumo ah.

Haweenkaan ayaa dhawaan waxaa gacanta ku soo dhigay booliska Somaliland.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyay Heshiis Dowlada itoobiya Ka Difaaci Doona Bada Soomaaliya
Next articleWar Deg Deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiiskii Lagu Soo xiray Damicii Itoobiya ee Badeena

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here