Maxkamadda degmada Hargaysa ee jamhuuriyadda iskeed madax bannaanid augu dhawaaqday ee Somaliland ayaa xukun saddex sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay in Allaha weyn ee khaaliqa ah ay “cayday”.
Sidoo kale laba haween ah oo kale ayaa lagu riday xukun mid hal sano iyo lix bilood oo xarig ah kuwaas oo lagu helay falal dhaqan xumo ah.
Haweenkaan ayaa dhawaan waxaa gacanta ku soo dhigay booliska Somaliland.
Ad