Home Wararka Somaliya Jubbaland Siciid Deni oo Soo Faragaliyay Arinta Gobalka Gedo Xili ay Axmad Madoobe...

Siciid Deni oo Soo Faragaliyay Arinta Gobalka Gedo Xili ay Axmad Madoobe is Khilaafeen

0

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlayay Golaha Wakiilada Puntland ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada Gobolka Gedo, isagoo ku baaqay in Jubbaland dib u heshiisiin dhameystiran loo sameeyo, isla markaana xiisada ka taagan Gobolka Gedo aan xabad iyo caburin loo adeegsan.

“Dowladda Puntland waxay walwal ka muujineysa xaalad amni iyo xasillooni daro iyo siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Gobolka Gedo, waxaan madaxda dowladda Federaalka ugu baaqaynaa in aysan ku kicin, ficil la mid ah midkii ayaga laftooda dhibanaha u ahaayeen, ee diyaaraddii ay la socdeen hawada laga celiyay loo diiday inay gudaha dalka ku safraan ficiladii madaxda federaalka ee horay madaxdii ka horeysay ugu cambaareyn jireen ee xayiraada duulimaadyada rakaabka ee gudaha dalka isaga kala goosho jiray, waa nasiib darro in maanta dowladda Federaalka ku caburineyso dadka Gobolka Gedo wixii ay horay u diideen”

Ad
Previous articleXildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo isku day dil ka badbaaday iyo Jirdil loo geestay
Next articleMadaxweyne Shiikh Shariif oo Soo Gaaray Muqdisho Xili Khilaaf Adag kala Dhexeeyo Dowlada Xasan Shiikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here