Home Wararka Somaliya Shirkii Madaxda DF iyo Dowlad Gobaleedyada oo Galay Maalintii labaad

Shirkii Madaxda DF iyo Dowlad Gobaleedyada oo Galay Maalintii labaad

0

Shirkii hordhaca ahaa ee u socday Madaxda Soomaaliyeed ayaa hadda soo dhammaaday, maanta oo ahayd maalinta labaad waxay Madaxdu ka hadleen Ajandaha Shirka Doorashada iyo arrimaha kale ee taagan.

Waxay ka wada hadleen qodobada muhimka u ah arrimaha doorashada, sida qabsoomida Shirka Doorashada iyo caqabadaha kale ee ku xeeran, Madaxda ayaa Berito soo sameyn doona la tashiyo dhexdooda ah waxayna isu soo laaban doonaan talaatada oo ah 06-da April 2021.

Warar Hoose oo Warbaahinta Madaxabanaan ay Helayso ayaa sheegaya in La isku Fahmi la’yahay Qodobo Muhiim ah oo shirkaas ku xeeran islamarkaana ay soo jeediyeen Madaxda Puntland iyo Jubbaland

Ad
Previous articlePuntland oo Amaro ku soo Rogtay Shirkadaha isgaarsiinta (Akhriso)
Next articleQaramada oo Raja ka Muujisay Sii socoshada Shirarka Madaxda Dowladda iyo DG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here