Home Wararka Somaliya Shirkii Golaha watashi Qaran oo maantay La Filaayo in lasoo Gabagabeeyo

Shirkii Golaha watashi Qaran oo maantay La Filaayo in lasoo Gabagabeeyo

0

Shirka oo galay Maalintii 3aad ayaa maanta ku bilaabanaya shir ay la yeelan doonaan Bulshada raydka.

 

 

Ilo ku dhow shirka ayaa sheegaya in madaxda aysan isku aragti ka ahayn doodaha adag ee shalay ay gudbiyeen midowga Musharaxiinta.

Shirkaan aya La filayaa in Maantay lasoo Gabagabeeyo war murtiyeedna Laga Soo Saaro.

Ad
Previous articleMuwaadiniin Soomaliyeed oo ladilay Qaarna La Dhaawacay
Next articleUrurada Bulshada rayadka oo ku biiray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here