Home Wararka Maanta Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta Baaqday

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta Baaqday

0

Shirkii Golaha Wadatashiga ee dhawaan Ra’isul Wasaare Mohamed Hussein Roble uu isugu yeeray Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka iyo Gobalka Banaadir ayaa dib u dhacay, Maadaama Lagu Madalsanaa in Shirkaas uu Maanta ka Furmayo Muqdisho.

Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka Qaarkood ayaana soo gaarin Muqdisho, waxaana sidoo kale Dalka ka Maqan Ra’isul Wasaaraha Dalka Maxamed Xuseen Rooble

Maalmaha soo aadan ayaa La filayaa inuu Shirku ka furmo Muqdisho, waxaana Muqdisho soo gaaraya Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka

Ad
Previous articleGudoomiyaha Guddiga doorashada oo Maamul Gobaleedyada Qaarkood Eedeen Culus u jeediyay
Next articleNin u dhashay Britain oo xabsi lagu xukumay Dalka Singapore kadib markii uusan xiran maaskaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here