Shir beeleed maalmihii udambeeyey kasocday magaalada Ceelbuh oo ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed, waxaana Somaliland & beelaheeda lagu eedeeyey in ay masuul katahay dhibaatadii ka dhacday magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag, ayna jabisay heshiiskii wada daganaanshaha ee la saxiixa 11-11-1993-dii.
Warsaxaafadedka ayaa lagu sheegay in beeshu diyaar u tahay in ay difaacdo dadkeeda kusugnaa magaalada Ceerigaabo, masuuliyadana ay SL qaadayso.
Shirka ayaa ugu baaqay beesha Caalamka & Hay’addaha gargaarka bini aadantinimo in ay gurmad deg deg ah u fidiyaan bulshada laga soo barakaciyey deegaanadooda. magaalada Ceerigaabo, oo xiligan kusugan daruufo adag.
Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga
Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay
Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo
Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.
Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad