Home Wararka Somaliya Galmudug Shirka Looga Hadlaayay Amniga Degmada Caabudwaaq oo Magaladaas Lagu Qabtay(Sawiro)

Shirka Looga Hadlaayay Amniga Degmada Caabudwaaq oo Magaladaas Lagu Qabtay(Sawiro)

0

Magaalada Cabudwaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa manta ka qabsomay Shirka Amniga loga hadlayo oo u shir gudominayay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid.

Shirka ayaa waxaa sido kale ka so qaybgalay Wasiirka arimaha Gudaha Galmudug Maamulka Dagmada Cabudwaaq Taliyaha Booliska Galmudug iyo Saraakil kale.

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saaray Adkeynta Amniga Dagmada Cabudwaaq iyo Xuduuda Galmudug ay la wadaagto Dowlad Deeganka Somalida Itobiya.

Qodobadii Shirkaasi ka so baxay waxaa ka mid ahaa in Magaalada Cabudwaq lagu so rogo bandow habeenki ah oo lagu xaqiijinaya Amniga Magaalada iyo in aan la aqbali karim in hub sharci daro ah Magaalada lagu qaato.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay Qaraxii Marka
Next articleItoobiya oo ku Hanjabtay inay Gudaha U soo Galayso o dhulka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here