Home Wararka Maanta Shirka Golaha Watashi Qaran oo Maalintii Lixaad Dib uga Furmay Muqdisho

Shirka Golaha Watashi Qaran oo Maalintii Lixaad Dib uga Furmay Muqdisho

0

Shirkii golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeyay Rooble, madaxda maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa goordhaw ka furmay Teendhada Afisiyooni ee Muqdisho.

 

iyadoo maanta la filayo in qodobadii la isku hayay lasoo gabagabeeyo ka doodistooda.

Ad