Home Wararka Maanta Jeneraal Mascuud oo la Sheegay Inuu Ka Horyimid Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey

Jeneraal Mascuud oo la Sheegay Inuu Ka Horyimid Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey

0

Sida ay ii xaqiijiyeen ilo ka agdhow Generaal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kasoo horjeestay in laga wareejiyo taliska Guutada 15aad maadaama uu hayo gawaari iyo qoryo ay leeyihiin shaqsiyaad iyo ururo gaar ah oo ay ku aamineen.

Talaabadaan ayaa noqon doonto khilaaf xoogleh oo soo kala dhex gala Qaybta 21aad Gaar ahaan Guutada 15aad oo horay ugu dhaqaaqi la,eed Fulinta dano gaar ah.

 

Ad
Previous articleShir ay Xalay Isugu Yimaadeen Golaha Wadatashi Qaran aya Markale Natiijo La’aan kusoo dhamaaday
Next articleShirka Golaha Watashi Qaran oo Maalintii Lixaad Dib uga Furmay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here