Home Wararka Maanta Shir Xerada Afisyooni uga socda Madaxda Dowladda iyo Maamul Gobaleedyada qaar...

Shir Xerada Afisyooni uga socda Madaxda Dowladda iyo Maamul Gobaleedyada qaar (SAWIRO)

0

Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxweynaha
Galmudug,Hirshabelle,Koonfur-galbeed iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa shir gaar ah uga socdaa mid ka mida qolalka gaarka ah ee ku yaala gudaha teendhada Afisyooni.

Shirka ayaan wali furmin, Waxaana goobta ka maqan madaxda Maamulada Puntlaand iyo Jubbaland.

Inta aan joogay hoolka teendhada Afisyooni, indhahayga marna ma qaban beesha caalamka wax saraakiil ah oo ka socday.

 

Ad