Home Wararka Somaliya Safaraada Mareykanka ee Soomaaliya iyo Waliilka QM oo wada Dadaalo Ku saabsan...

Safaraada Mareykanka ee Soomaaliya iyo Waliilka QM oo wada Dadaalo Ku saabsan Khilaafka

0

Ilo Muhiim ah ayaa xaqeejinaya in uu Socdo dadaalo xooggan oo ay wadaan Safiirka Dowladda Maraykanka ujooga Soomaaliya Ambasador Donal Yamamamoto iyo wakiilka QM Soomaaliya James Swon, kaasi oo lagu doonayo in la isku keeno dhinacyada isku diidan shirka, Maadaama aysan Joogin Shirka Axmed Madoobe iyo dani.

Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa federaalka , ayaa kuwada sugan xeendhaabka garoonka Aadan Cadde,balse laguma guuleysan in la isku keeno oo ay kawada Qeyb-galaan Shirka Maanta Lagu Madal sanaa.

Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay Shalay in Muqdisho aysan ka Safri karin Madaxda Maamul Gobaleedyada inta Xal waara Laga gaarayo

Ad
Previous articleShir Xerada Afisyooni uga socda Madaxda Dowladda iyo Maamul Gobaleedyada qaar (SAWIRO)
Next articleGuriceel: Israsaaseyn laga maqlay gudaha Magaalada iyo Khasaaro ka dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here