Home Wararka Somaliya Galmudug Shir lisug keenay Beelaha Mareexan Iyo dir oonKa Furmay Dhuusamareeb(Sawiro)

Shir lisug keenay Beelaha Mareexan Iyo dir oonKa Furmay Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa furay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq.

Madaxweynah ayaa ku boorriyay salaaddiinta iyo nabaddoonnada iney guud ahaan reer Galmudug gaar ahaan dadka ay kasoo kala jeedaan u qaadaan nabad waarta, isla markaana dhinac looga soo wada jeesto cid kasta oo nabadda lid ku ah.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale guddi culima ah oo loo saaray xal u helidda dirirta beelaha walaalaha ah kula dardaarmay iney xaqa u hiilliyaan, cidna u xeenan isla markaana ay Dowladdu ku garab taagantahay.

Ad
Previous articleSomaliland oo si cajiib ah uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh
Next articleBooliska Oo Amar Dadka Reer Muqdisho Soo Dhaweeyeen Caawa Soo Saaray