Home Wararka Maanta Shir Deg Deg ah oo Madaxtooyada uga socda Farmaajo Wasiirka Amniga iyo...

Shir Deg Deg ah oo Madaxtooyada uga socda Farmaajo Wasiirka Amniga iyo Taliye Bashiir Goobe

0

Shir Deg Deg ah Ayaa Hadda Madaxtooyada Qaranka uga soconaya Madaxweyne Farmaajo Wasiirka Amniga Soomaaliya a Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Taliyaha NISA ee dhawaan Rooble Magacaabay, Taliye Bashiir Goobe.

Sidoo kale Kulankaan waxaa qeyb ka ah Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Laftagareen iyo Masuuliyiin ka Tirsan Madaxtooyada

Kulankan ayaa ah kii u horreeyay ee dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Wasiirka Cusub ee Amniga Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur tan iyo markii uu Farmaajo si adag u diiday magacaabistii Wasiirka Amniga Dalka C/llaahi Maxamed Nuur.

Kulkaan Ayaa qeyb ka ah Kulamo xalay dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble, waxuuna ahaa Mid Lagu xalinayo Khilaafka Madaxda ee Muddo Taagnaa islamarkaana sameeyay Hay”adaha Dowladda

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleGaroonka Diyaaradaha Gurceel oo Muddo 20 Maalin ah Xiran
Next articleSomalida ingiriiska oo la Kulmay Cadaadis xoogan ka dib dilkii Loo gaystay…