Home Wararka Somaliya Shir Deg Deg ah oo Caawa muqdisho uga soconaya Ra’isul Wasaare Rooble...

Shir Deg Deg ah oo Caawa muqdisho uga soconaya Ra’isul Wasaare Rooble iyo C C Shakuur

0

Shir Deg Deg ah ayaa Muqdisho uga soconaya C/raxamaan C/shakuur Warsame iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble , waxaana Kulankaan uu yimid ka dib Markii uu Rooble laalay Tilaabadii Farmaajo uu ku Go’aamiyay inaan Heshiisyo Caalami ah aysan Gali karin Dowladda.

Kulankaan ayaana La ogeen waxa Looga Hadlayo, waxuuna ku soo aadayaa xilli uu Khilaaf xoogan  u dhaxeeyo  Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Rooble.

Siyaasiga C/raxmaan c shakuur ayaa aad uga soo Horjeeda Siyaasadda Farmaajo waxaana uu caawa La shirayaa Maxamed Xuseen Rooble oo Biri ku wajahan Dalka Kenya.

La soco Faah Faahinta

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo diiday Go’aankii xalay Farmaajo soo saaray iyo Khilaaf soo kala dhaxgalay
Next articleMidowga Musharaxiinta oo ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya rooble iyo Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here