Home Wararka Maanta Shir ay Xalay Isugu Yimaadeen Golaha Wadatashi Qaran aya Markale Natiijo La’aan...

Shir ay Xalay Isugu Yimaadeen Golaha Wadatashi Qaran aya Markale Natiijo La’aan kusoo dhamaaday

0

Shirkii Golaha Wadatashig ee caawa ka socday Hotelka Decale ayaa goordhow soo gabagaboobay, illaa iyo hadda wax heshiis ah oo la gaaray ma jiro, iyadoo maalinta berri oo Sabti ah shirka sii socon doono.

Dooddii labadii maalmood ee la soo dhaafay socotay ayaa weli halkiisa ah, walina dhinac uma dhicin gaar ahaan qodobkii la isku hayay ee Amniga.

Ad