Home Wararka Maanta Shil gaari ayaa ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

Shil gaari ayaa ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

0

Shil gaari ayaa ka dhacay inta U dhexeysa Degmada Bandiiradley iyo Saddexhiglo ee Gobolka Mudug.

Gaarigaan xamuulkaa oo ku wajahnaa magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku rogmaday wadada u dhaxaysa Bandiiradley iyo Saddex-higlo. Shilkaan gaari ayaan gaysan Khasaare Nafeed, ha yeeshee waxaa bur bur qaar ka mida gaariga iyo alaabihii saarnaa.

Wadada u dhaxaysa labadaan magaalo ee Bandiiradley iyo Saddex-higlo ayaa inta badan waxaa ka dhaca shilalka baabuurta nuucyadooda kala duwan kuwaas oo sabab khasaare naf iyo maalba leh.

Ad