Sheikh Abuukar Xasan Maalin oo Maanta Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

Caalimka Soomaaliyeed ee Shiikh Abuukar Xasan Maalin ayaa Maanta Soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Shiikha Ayaa si weyn Loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Galkacyo, waxaana Soo dhawentiisa qeyb weyn ka qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Maamulka Magaalada Galkacyo Ayaa Soo qaban qaabiyay Soo dhaweynta Loo sameeyay Caalimka weyn ee Sheikh Abuubakar Xasan Maalin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*