kadib shaqaaqo dhex- martay Labada Beelood ee Cayr iyo Saleebaan ayaa shir uga furmay caasimada Dhuusomareeb kaasi oo soo qaban qaabisay Dowlada Galmudg iyo Dowlada Federaalka Somaliya.
Shirka ayaa salka ku haya in dib u heshiisiin rasmi ah la dhex-dhigo beelaha walaalaha ee ku nool Galmudug kuwaasi oo maalmihii u danbeeyay dagaal dhexmaray.
Shirka kadib ayaa la filayaa in laga soo saaro qodobada ay ku heshiiyaan mudada uu shirkaasi socday.
Lasoco wixii ku soo kordha
Mudug24 Dhuusomareeb
Ad