Madaxweynaha dolad Goboleedka  Jubbaland Axmed Islaam ( Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay.
Wafdiga oo ka yimid dhinaca Magaalada Kismaayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Magalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Galmudug.
Madaxweynaha dolad Goboleedka  Jubbaland Axmed Islaam ( Madoobe) ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qeyb-geli doona shirka wadatashiga Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Dhuusamareeb uu gaaro wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, iyada oo amniga siwyen loo adkeeyay.
Warbaahinta Israaâiil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israaâiil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka