Home Wararka Maanta Sawiro: Galmudug oo soo Bandhigtay Ciidan Ahlu-suna oo Dhaawac ah iyo Kuwa...

Sawiro: Galmudug oo soo Bandhigtay Ciidan Ahlu-suna oo Dhaawac ah iyo Kuwa Kale

0

Ciidanka Galmudug iyo Kuw Dowlada ayaa soo bandhigay Ciidan Ka Tirsan Ahlusunna oo lagu Qabtay Dagaalka Shalay Ka dhacay Magaalada Guriceel.

Ciidanka ayaa ku jira Kuwa Dagaalka lagu qabtay iyo Kuwa Kale oo Dhaawac ahaan Lagu Qabtay Shalay.

Saaka Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dowlada ayaa ku wada Sugan Magaalada iyadoo Wararka Mudug24 ay heleyso ay Sheegayaan in uu Goor dhow Dagaal Qarxay.

Dagaalka Khartuum oo Xoogeestay iyo Ciidanka RSF oo la go’doomiyay

Ciidanka milatariga dalka Sudan , ayaa weerar culus oo u muuqda soo afjarid ku qaaday saacado kahor goobaha ay magaalada Khartuum kaga sugan yihiin ciidanka gurmadka deg degga ee RSF,

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgalo ka dhacay gobolada Baay iyo Shabeellaha Dhexe

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay. Saraakiisha hoggaamineysay

Hay’adda NISA oo rag ka tirsan Al-shabaab kusoo qabtay Howlgallo ay ka sameeyeen Dayniile iyo Dharkeenlay

War kasoo baxay Hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa
Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyay Xaalada Gurceel ee Saaka Iyo Goobaha lakala Joogo
Next articleWar Deg Deg Ah: Dagaal dib uga Qarxay Magaalada Guriceel goor dhow