Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro Dheeraad ah: Furitaanka Dhismaha Dekada Hobyo iyo sida ay u dhacday

Sawiro Dheeraad ah: Furitaanka Dhismaha Dekada Hobyo iyo sida ay u dhacday

0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray dakada kaluumeysiga hobyo.

Dhismaha dakadan oo ay iska kaashadeen Maamulka Galmudug iyo Dowlada Talyaaniga ayaa saacidi doonta Kalluumeysatada Galmudug.

Xarig jarka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dakadaha iyo kalluumeysiga Galmudug, Wasiiro, Xildhibaano, DFS iyo labada gole ee dowlada Galmudug, Maamulka Magaalada Hobyo, iyo masuuliyin ka socda Dowlada Talyaaniga iyo Hay,ada WFP.

Dowlada Galmudug ayaa sido kale wada Qorshe lagu dhisayo Dakada weyn ee Hobyo iyo Garoomo Dayuuradeed.

Ad
Previous articleGalmudug oo Ciidamo gaysay Xananbuure oo Maleeshiyo Beeleed ay ku dagaalameen
Next articleMidowga Musharaxiinta oo Bayaan Culus ka Soo saaray Khilaafka Madaxda DFS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here