Home Wararka Maanta Sawiro: Ciidanka Galmudug oo soo bandhigay Rag Shabaab ka tirsan iyo Hubka...

Sawiro: Ciidanka Galmudug oo soo bandhigay Rag Shabaab ka tirsan iyo Hubka ay Wateen

0

Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug iyo kuwa Dowlada ee howlgallada ka wada degaannada GalmudugĀ  ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeeen Saddex Xubnood oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab iyo hub ay wateen meel ku dhow Magaalada Camaara ee Gobolkaasi Mudug.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in inta badanbdegaannada Galmudug ay isaga baxeen Al-Shabaab, isla markaana, isla markaana, iyaga oo qaarkood kabtegay hubkoodaĀ  ay aadayaan degaano ay gacanta ku heyso dowladda Soomaaliya.

Saraakiisha Ciidamada ayaa degaanka Camaara awaxaa ay kusoo bandhigeen Saddex Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab iyo hubkooda, kuwaas oo ay sheegeen in dhawaan Maxkamad loo gudbin doono.

Degaannada ku yaal Koonfurta Gobolka Mudug ayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya waxaa ay ka wadaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, waxaana la sheegay in intii uu socday howlgalka ay la wareegeen degaano dhowr ah.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Raā€™isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo go’aan ka gaaray doorashada Goballada Waqooyi.
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Guulaha laga gaaray Dagaalada ka Socda Gobolka Mudug