Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro Alshabaab oo Burburiyay Qeybo ka mid ah Ceeldheere

Sawiro Alshabaab oo Burburiyay Qeybo ka mid ah Ceeldheere

0

Al-Shabaab ayaa qaraxyo ku burburiyay Saldhigga Booliska degaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Guriceel iyo Dhuusomareeb.

Weerar ku bilaawday Qaraxyo ayay Alshabaab ku weerareen Deegaanka Ceeldheere oo ka Tirsan Galmudug.

Muddo saddex Maalmoor gudahood ah ayaa Al-Shabaab la wareegeen labo magaalo oo Guriceel beri iyo galbeed ka xiga in kasta oo ay Matabaan isaga baxeen.

Ad
Previous articleAlshabaab oo la wareegay Deegaanka Ceeldheere ee Galgaduud
Next articleMidowga afrika oo dhisaya Qorshe lagu badalayo Ciidamada AMISOM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here