Home Wararka Maanta Sawiro Alshabaab oo Burburiyay Qeybo ka mid ah Ceeldheere

Sawiro Alshabaab oo Burburiyay Qeybo ka mid ah Ceeldheere

0

Al-Shabaab ayaa qaraxyo ku burburiyay Saldhigga Booliska degaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Guriceel iyo Dhuusomareeb.

Weerar ku bilaawday Qaraxyo ayay Alshabaab ku weerareen Deegaanka Ceeldheere oo ka Tirsan Galmudug.

Muddo saddex Maalmoor gudahood ah ayaa Al-Shabaab la wareegeen labo magaalo oo Guriceel beri iyo galbeed ka xiga in kasta oo ay Matabaan isaga baxeen.

Ad