Home Wararka Caalamka Sawirada Ciidamadii Erateria oo la helay iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo booqday

Sawirada Ciidamadii Erateria oo la helay iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo booqday

0

Sawiraddii ugu horreeyey ee abid laga arko Ciidamadda Soomaaliya ee lagu tababaray wadanka Eritrea Ayaa Maanta Madaxtooyada Soomaaliya ay shaacisay

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Erateria Ayaa Xerada Ciidan ku Booqday Ciidamadan oo 5 sano warkooda la la’aa.

 

Waalidiin Fara badan ayaa caawa ku farxaya sawirada Ciidamadaan Soomaaliyeed ee Muddo la baadi goobayay Dowladihii horena Lagu Eedeeyay inay Dagaal galisay

 

Ad