Home Wararka Somaliya Galmudug Sarkaalka kasoo Goostay ahlusuna iyo Gaari uu lasoo Goostay oo lasoo...

Sarkaalka kasoo Goostay ahlusuna iyo Gaari uu lasoo Goostay oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

0

Taliye Saydali Abdi Hashi oo ahaa sarkaal horay uga tirsanaa ciidanka Policeka Soomaaliyeed, bilihii dambana kunoolaa Bohol ayaa kasoo goostay kooxda la baxdey Ahlusunna, isagoona isku soo dhiibay ciidanka Booliiska ka qaybta Galmudug soona gaaray Dhuusamareeb.

Sarkaalkan oo ah labo xidigle ayaa lasoo goostay gaariga sawirkiisu idiin muuqdo, waxaana lagu wadaa caawa inuu lakulmo madaxda sare ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Ad
Previous articleSweden oo lagu soo dhaweeyay maanta Qaxootigii ugu Horeeyay ee Ukraine ka yimaada
Next articleDhuusamareeb oo lagu Qabtay shir looga Hadlaayay Abaaraha Ba,an ee ka Jira Degaanada Galmudug iyo Qoor Qoor oo Ka Qaybgalay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here