Taliyihii hore ee Garoonka Dhusamareeb u qaabilsanaa Booliiska Sayid-cali Cabdi Xaashi kana mid ahaa Saraakiisha Ahlusunna ee Bohol ku sugan iyo Ciidan uu wato ayaa hada yimid Duleedka Dhusamareeb.
Sarkaalkan iyo Ciidamada uu wato ayaa sheegay inay isu soo dhiibayaan Ciidamada Dowladda ka dib Qilaaf Soo kala dhexgalay isaga iyo Ahlusunna-da Bohol joogta.
Arintaan ayaa imaanaysa xili Maalmihii la soo dhaafay Ahlusunna Abaabul ka waday Bohol.
Ad