Home Wararka Somaliya Galmudug Saraakiisha Galmudug oo Amar duldhigay Macalin Maxamuud Madaxii Ahlusuna

Saraakiisha Galmudug oo Amar duldhigay Macalin Maxamuud Madaxii Ahlusuna

0

Taliska Guud ee Booliiska Galmudug oo war-saxaafadeedkan soo saaray ayaa ugu baaqay madaxda Ahlusunna sida Macalin Maxamuud iyo Sheikh Shaakir in ay joojiyaan abaabulka dagaal ee ay ka wadaan Deegaanka Huurshe.

Taliska ayaa sidoo kale farey saraakiisha Ciidamada ee Huurshe jirta in ay xeryohooda dib ugu soo laabtaan oo aysan qayb ka noqon abaabulkaasi, iyadoo qaybaha kale ee bulshada loogu baaqay in gacan siinin abaabulkaasi.

Ugu dambeyn Taliska Booliiska Galmudug ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamey Xananbuure in ay colaadaasi ku badalaan nabad iyo wada xaajood.

Ad
Previous articleXog ku saabsan Wafdi ka socda uganad oo Muqdisho Soo gaaray
Next articleGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Kulmay Saraakiil ka Tirsan AMISOM (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here