Home Wararka Maanta Saraakiil ka Tirsanayd Ahlusuna oo Dagaalkii Guriceel Dhaawac ahaa loo Qabtay oo...

Saraakiil ka Tirsanayd Ahlusuna oo Dagaalkii Guriceel Dhaawac ahaa loo Qabtay oo lasii Dayay

0

Taliyihii ciidanka Ahlusunna ee ku dhaawacmay dagaalkii Guriceel Cali Faarax Maxamed iyo Taliye Cali Xasan Cadde ayaa kasoo muuqday baraha bulshada kadib markii xoriyadoodii dib u heleen.

Saraakiishaan ayaa dhaawac ahaan ugu gacan galay Ciidankii Dowladda Balse wararka ayaa sheegaya in ay sii daayeen Janeraal Laba Afle iyo Cali Yare Cali oo ka tirsan Dowladda.

 

Ad