Home Wararka Maanta Qaar ka mid ah Askartii ku Lugta lahaa Afgambigii Ra’isul Wasaaraha oo...

Qaar ka mid ah Askartii ku Lugta lahaa Afgambigii Ra’isul Wasaaraha oo baxsaday

0

Shan ka mid ah Askartii madaxtooyada ee ku lugta lahayd agmabigii fashilmay ayaa ka baxsday Ciidamada Madaxtooyada

Arintaan ayaa imaanaysa iyada oo maalintii labaad ay gudiga baarista falkii dhacay ku gudajiraan baaritaankooda.

Ciidamada baxsaday ayaa ahaa qayb ka mid ah ciidamadii subaxdii 27- december 2021-kii isku dayay in ay hor istaagaan Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble.

Ma jiro wax war ah oo ka soobaxay Madaxtooyada Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku saabsan askartaas baxsatay.

 

Ad
Previous articleSaraakiil ka Tirsanayd Ahlusuna oo Dagaalkii Guriceel Dhaawac ahaa loo Qabtay oo lasii Dayay
Next articleMidowga Musharaxiinta oo dalbaday in Lagu laabto dhamaan Doorashada Golaha Shacabka (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here