Home Wararka Maanta Safiirkii Imaaraadka u joogay Soomaaliya oo la bedelay iyo mid cusub oo...

Safiirkii Imaaraadka u joogay Soomaaliya oo la bedelay iyo mid cusub oo la magaacabay

0

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkoodii u joogay Soomaaliya Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, waxaana safiirka lagu bedelay mid cusub oo dhawwaan shaqada kala wareegaya.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Ahmad Juma Al Rumaithi, uu noqonayo safiirkooda cusub ee u fadhin doona Soomaaliya.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa isbadal ku sameesay qaar kamid ah safiiradda dalalka caalamka u jooga, waxaana safiirkii Soomaaliya u joogay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi sannado kaddib ka tagayaa shaqadii uu Soomaaliya ka hayay.

Safiirka cusub ee dowladda Imaaraadka u soo magacawday Soomaaliya,  Ahmad Juma ayaa la filayaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho una gudbiyo madaxweynaha dalka warqada aqoonsiga safiirnimo.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya Oo Baaq Deg Deg Ah U Dirtay Deeq Bixiyayaasha Caalamka.
Next articleShirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maantay Amaro Culus laga Soo Saaray