Home Wararka Maanta Safiirka Jabuuti U Fadhiya Soomaaliya oo lagu Qaabilay Xafiiska Gudoomiye Madaale

Safiirka Jabuuti U Fadhiya Soomaaliya oo lagu Qaabilay Xafiiska Gudoomiye Madaale

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyada aan Wallaalaha nahay ee Jabuuti  u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf.

Kulanka laabda masuul ayaa waxaa looga hadlay sidii Dowladda Jabuuti ay kaalin uga qaadan laheyd mashaariicda lagu horumarinayo bilicda Caasimadda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Sheikh Yuusuf Madaale ayaa ugu mahadceliyay Dowllada Jamhuuriyada Jabuuti iyo Shacab keeda sida hagar la’aanta ah oo ay uga qeyb qaateen dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo dib udhiska dalka.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Qatar Caawana Toos u Daawan Doorana Finalka Koobka Ciyaaraha Aduunka
Next articleCali Yare oo u jawaabay Fiqo oo Hadal kasoo Baxay Dhawaan, Waxa uu ku baaqay in Talaabo laga qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here