Home Wararka Maanta Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya oo Si Ba,an u Weeray Madaxda Soomaalida

Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya oo Si Ba,an u Weeray Madaxda Soomaalida

0

Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya Mukhtaar Max’ed Ware oo wareysi siiyey warbaahinta dalkiisa ayaa si ba’an ugu gafey madaxbanaanida Soomaaliya oo uu kusifeeyey dal gumeystuhu abuuray.

Oo aan haysan Hogaamiyayaal aragti leh martigaliya Argagixiso caalami ah, mar kasta aad dil u joog tahay, wuxuu sheegay in Somaliland tahay dal madax banaan oo dega.

Heshiiska ay lagaleen ayuu sheegay in uu qasab ahaa oo ay fulinayaan, dhinaca Muqdishana aysan la gali karin.

Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya, wuxuu tilmaamay in dalkiisa xaduudihiisa ay fidi karaan oo ay isbedeli karaan.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Garoowe
Next articleDowlada Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya ay horey uga wada hadleen in dekedaheeda Soomaaliya lagala hadlo Itoobiyaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here