Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Safiirka Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya oo Tageeray Dadaalada Raysulwasare Rooble

Safiirka Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya oo Tageeray Dadaalada Raysulwasare Rooble

0

Safiirka Ingiriiska ayaa iyana codkeeda ku biirisay taageerada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ay sheegtay in Madashan muhiimka ah ay tahay meesha looga hadlayo cabashooyinka iyo arrimaha jira.

Ad