Home Wararka Somaliya Somaliland Saddexdii xubnood ee ugu Dambeeyay Guddida Doorashooyinka Somaliland oo is casilay

Saddexdii xubnood ee ugu Dambeeyay Guddida Doorashooyinka Somaliland oo is casilay

0

Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida doorashooyinka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Muuse Biixi, sida ay qaar kamid ah xubnahaas u sheegay warbaahinta.

Waxaa ka horreeyay saddex xubnood oo kale oo iyaguna horay u shaaciyay inay ka baxeen guddiga.

Tani ayaa ka dhigan in gebi ahaanba uu burburay guddiga doorashooyinka Somaliland, xilli lagu waday in 13-ka November ay dhacdo doorashada madaxweynaha.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Aqalka Sare oo Kulan La Qaatay Danjire Maxamed Axmed Alcusmaan(Sawiro)
Next articleNISA oo Warkasoo Saartay Weerarkii la Sheegay in lagu Qaaday Guriga Fahad Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here